Diyaarad ay la socdeen 188 -qof oo Rakaab ah oo bur burtay (Daawo Sawirada)

Warar ka imaanaya dalka Indonesia ayaa sheegaya in ay bur burtay Diyaarad nuuca rakaabka qaada oo nooceedu yahay Boeing 737 , waxaana diyaaradan saarnaa rakaab gaaraya 188-qof . Diyaarada bur burtay oo leedahay shirkadda Lion Air ayaa hawada ka baxday wax yar un kadib markii ay ka duushay magaalada Jakarta ee caasimada dalka Indonesia, waxa ayna … Continue reading Diyaarad ay la socdeen 188 -qof oo Rakaab ah oo bur burtay (Daawo Sawirada)